Gen Indha Cadde oo sheegay in ay jiraan Qaraxyo la doonayo in ‘lagu dilo Mucaaradka’

General  Yuusuf Maxamed Siyaad Indha-cadde ayaa sheegay in ay jiraan weeraro Qaraxyo ah loogu talagalay in lagu dilo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh, iyo Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur  Warsame.

Indha cadde oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Kulmiye ayaa ka hadlay Xaaladda Amiga dalka gaar ahaan dilka Arbacadii loo geystay Xildhibaan Aamino.

You might also like More from author