Galmudug oo shaacisay xiliga la qabanayo doorashada kuraas taala Gaalkacyo

Guddiga maamulka doorashada Galmudug ayaa soo saaray jadwalka doorashada Saddex kursi oo taala Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug.

Qoraal kasoo baxay Guddiga ayaa lagu sheegay in doorashada kuraastaan oo kale ah HOP#018, HOP#021 iyo HOP#020 ay qaban doorashadooda 15 bishaan oo ah xiligii loo qorsheeyay in lagu soo gabagabeeyo guud ahaan doorashada Golaha Shacabka, balse ma muuqato dhaqangelin mudadaas loo cayimay.

You might also like More from author