Farmaajo oo wareegtadii uu ku magacaabay fahad iyo Masuuliyiin kale oo laga bixiyay Boga Warbaahinta dowlada

Warbaahinta Dowladda sida SNTV , SONNA iyo Radio Muqdisho ayaa dhamaan laga saaray wereegtadii uu soo saaray Madaxweynaha mudoxileedkiisu dhamaaday Farmaajo . Kaliya ciwaanada baraha bulshada Villa Soomaaliya ayay kasoo muuqdeen, illaa haatan.

You might also like More from author