Fal celin Xoog leh Oo Ka Timid Golaha Looga Dhawaaqay Muqdisho

Golaha Badbaado Qaran oo ay ku mideysan yihiin Midowga Musharixiinta, dowlad goboleedyada Puntland, Jubbaland iyo Midowga siyaasiyiinta gobolada Waqooyi ayaa goor dhow Muqdisho looga dhawaaqay, ayadoona Golahan uu u istaagi doono badbaadinta masiirka shacabka Soomaaliyeed ee uu mugdiga geliyay madaxweynaha mudo  xileedka ka dhamaaday ee Farmaajo.

Gudoomiyaha Golaha waxaa laga dhigay Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ah Afhayeenka Golaha Aqalka Saree e Soomaaliya.

Shakhsiyaadka caanka ah ee Golaha ku jira waxa ka mid ah Axmed Madoobe,Siciid Cabdullaahi Deni,Xasan Sheekh Maxamuud,Sheekh Shariif,Muuse Suudi Yalaxoow,Cabdiraxmaan C/shakuur iyo Xubno kale.

Gudoomiye kuxigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Cali Cabdi Wardheere (Cali yare Cali) ayaa ku tilmaamay Golahaasi galabta lagu dhawaaqay mid la mid ah (Golaha Bur burinta Qaranka Soomaaliya GBQS)

Caaaaa

Fal celin badan ayaa ka timid Golaha lagu dhawaaqay iyadoo Mucaaradnimo dhankak Dawlada Soomaaliya ay durba bilaabatay.

161856821 3841156892645202 3978608904606437869 N

161886455 3841156432645248 5944390733476547272 N

161926570 3841156319311926 6498219803592369943 N

161974344 3841156122645279 3062073553385950650 N

162126599 3841155829311975 6911875624698190061 N

162173708 3841156189311939 4517580683097187490 N

162246704 3841156632645228 6971235534052521207 N

162463676 3841155945978630 1167906585569834036 N

162476155 3841156532645238 8102881986899861723 N

You might also like More from author