Duqa Muqdisho oo faray Waaxyaha Dhaliga Gobolka Inay…

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Maanta la kulmay Madaxda ka shaqeysa dhaqaalaha soo gala Maamulka Gobolka.

Saraakiisha qaabilsan Waaxyaha Dakhliyada dowladda hoose ee Xamar,ayaa la sheegay in laga dhageystay warbixin sida ay howsha usocoto.

Kukanka ayaa si gaar ah diirada loogu saaray dardar-gelinta Dakhliyada si kor loogu qaado adeegyada loo hayo shacabka Magalada Muqdisho.

Duqa Muqdisho Cumar filish ayaa bogaadiyey Howsha ay Howlwadeenadaan u hayaan Shacabka islamarkaana ay sii laba jibaaraan shaqadooda.

182845531 2872706812968059 4452117164567812703 N

183660810 2872706846301389 7579966243388632631 N

You might also like More from author