Dowladda Talyaaniga oo Guryo dabaqyo ah ku iibineysa $1.5 Doollar!

Dowladda Talyaaniga ayaa soo bandhigtay Guryo iib ah oo ku yaalla Magaalada Sicily ee Koofurta Dalka Talyaaniga.

Magaaladaasi Guri kasta waxaa uu joogaa $1.5 doollar amah al dollar iyo bar,waxaanad ku heleysaa guri Dabaq ah.

Shuruudda dowladda hoose ee Magaalada ayaa ah in aad Gurigaas ku dayactirto saddex sano gudahood,waxaana ku baxeysa dayactirkiisa $8000 oo dollar.

Haddii aad muddadaas ku dayactiri weyso,waxaad ku celineysaa dowladda adiga oo halkii fiit ee Guriga ka mid ah lagugu dhufanayo $107 doollar iyo qarashka dowladda oo isku dar gaaraya $6450 doollar,waana lacagta lagaa
rabo.

Marka horeba ha isku gelin haddaadan heysan $8001 oo dollar.

Image may contain: sky, house and outdoorImage may contain: sky and outdoorImage may contain: sky and outdoorImage may contain: outdoorNo photo description available.

You might also like More from author