Dowladda itoobiya oo qorsheneysa inay Baasabooradeeda kala laabato saraakil ka shaqeysa Madaxtooyada Soomaaliya.

Agaasime ku xigeenkii hore ee Madaxtooyada ahna danjiraha Soomaaliya ee Suudaan c/risaaq Shoole iyo Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada ahna afhayeenka farmajo C\nuur Maxamed Axmed ayaa ka mid ah shaqsiyaad ka itoobiya qorsheeneyso inay basaboorada kala laabato. Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya c.nuur Maxamed Axmed ayaa loo heesta inuu gacan saar la leeyahay ururo diimeedka iqwaanul muslimiin isagoo dhawaan Bartiisa Facebook ku muujiyey heerka isarneceybka ay kooxda uu ka tirsanyahay ee ku aadan Israel. Sidoo kale sargaalkan ayaa xiriir dhaw is leh kooxda damuljadiid oo aragti ahaan aan is dhacsaneyn isbadalka gobalka geedka Africa gaar ahaana dalalka Itoobiya iyo Soomaaliya. Sargaalkalabaad ee dowlada itoobiya dooneyso inay kala iqabato baasaboorkeeda ayaa ah safiirka Soomaaliya ee Suudan Stools, oo kasokow inuu ka tirsanyahay Urur diimeed qayb kulahaa dagaaladii ciidamada itoobiya ku qabsaday Muqdisho hadana waxa u dheer inuu heesta laga baasaboor oo mid ka mid ah uu yahay Soomaaliya, waxaana uu jabiyey sharciga Socdaalka dowladda federalka Itoobiya. Shoole ayaa ka mid ahaa masuuliyiin Soomaali ah oo todobaadkan dowladda Kenya at u xiisay dalka ku halka kadibna waxa uu isticmaalay baasboorka dalka itoobiya oo uu sitay. Dowladda itoobiya ayaa so wayn u adkeysay bisinka basaboorada dalkeeda iyadoodooneysa in shaqsiyaad Soomaaliya oo sita Baasabooradeeda ay kala laabato.

You might also like More from author