Doorashada lix kursi oo maanta ka dhaceeyso Magaalada Baraawe.

Waxaa maanta lagu waddaa in Magaalada Baraawe ee Caasimadda rasmiga ah ee Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed lagu qabto Doorashada 6 kursi oo kamid ah Golaha Shacabka BJFS.

Gudigga Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed ee koofur galbeed oo shalay qabtay Doorashada 7 kursi ayaa maanta lagu waddaa in ay qabtaan Kuraasta Tirsigoodu yahay  HOP#155: HOP#160: HOP#150, HOP#080:, HOP#173: iyo HOP#250:

Hoolka Doorashada Waxaa ku sugan Xubno ka socda guddiga xalinta khilaafaadka doorashooyinka oo Goob jooG ka ah Doorashada 7~daasi kursi

You might also like More from author