Dib udhac ku yimid Maanta Shirkii Afisiyooni ka dhici lahaa

Waxaa maanta dib udhacay Shir lagu waday in madaxda iskugu yimaadaan oo doorashada looga heshiin lahaa.

Shirkii madaxda Qaranka iyo madaxda dowlad goboleedyada ee lagu waday maanta inuu qabsoomo ayaa dib loo dhigay sabab la xiriirta madaxweynaha Galmudug oo safar degdeg ah ugu baxay Galmudug

Madaxda ayaa  lafilayaa in shirka ay isugu soo laaban doono maalinta barri ah 7- da Bisha.

You might also like More from author