DHIMASHADA MUHAAJIRIIN AY SOOMAALI KU JIRTO OO LOO MAXKAMADEENAAYO REYSAL-WASAARE KU XIGEENKII TALYAANIGA.

Matiyo Salfeeniyo Reysal wasaare ku xigeenkii Talyaaniga ayaa Maanta waxaa uu kasoo muuqanayaa Maxkamad Kutaalo Magaalada Palermo ee dalkaasi Talyaaniga.

Matiyo oo 48 sano jir ayaa loo heystaa dhimada 147 qof oo Muhaajiriin African ah oo uu Salfeeni amar ku baxshay in aysan soo gelin gudaha Talyaaniga.

Xiligaasi Matiyo Salfeeni ayaa xiligaasi ahaa Wasiirska Arrimaha Gudaha Talyaaniga. Muhaajiriinta ayaa iskugu Jira kuwa kakala-yimid Briga iyo Galbeed ka Africa.

Sida ay xaqiijiyeen Dhaqaatiirta aan  Xuduuda  laheyn ee MSF dhamaan waxaa geeriyooday 147 muhajairiin ee doonida la socday.

Eedaha Matiyo Salfeeni ayaa waxaa goob joog ka ah inta badan Hay-adaha Xuquuqda Aadanaha.

Doonida ay la socdeen Muhaajiriinta ayaa Degtay bishii August ee sanadkii 2019.

W/Q: Mohamed Yahye Jinow

You might also like More from author