DHAGEYSO: Xukuumada Oo ka hadashay Amniga Doorashada waxa ka cusub

Xasan Xundubeey Jimcaale oo ah Wasiirka Amniga Gudaha ayaa waxa uu ka hadlay sida loogu diyaar garoobay sugida nabad gelyada inta Doorashada ay socoto Dalka.

Wasiir Xundubeey ayaa sheegay in hore loo dejiyey Qorsheyaasha Amniga lagu sugayo waxa keliya ee hadda laga dhursugayo ay tahay in go’aanada fulinta kasoo baxaan Shirka Wadatashiga Qaran Ee Doorashada maalintiisii labaad ka socda Muqdisho Ee DFS,Dawlad Gobolleedyada & G/Banaadir leeyihiin.

Talisyada Ciidan Ee Dawlada & kuwa Maamul gobolleedyada ayaa kulamo arintaan looga arinsanayey waxay hore uyeesheen meelo kala duwan iyagoo sheegay inay diyaar garoow ballaaran galeeen.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

You might also like More from author