DHAGEYSO: Xiisad ka dhalatay Shaqa joojin lagu sameeyay taliyaha Ciidanka Booliiska Puntland

Magaalada Garoowe ee deeganada Puntland waxaa Maanta ka taagan xiisad ka dhalatay,wareegto uu madaxweyne ku xigeenka Puntland uu Shaqadii uga joojiyay taliyaha ciidanka Booliiska puntland.

Cabdulqaadir Faarax Shire (Ereg) ayaa Shaqa joojintiisa waxa ay salka ku heeysaa arin la xiriirta in uu Maxaabiis dhowr ah uu ka siidaayay Xabsiyada, in kastoo aysan ku jirin Maxaabiistaas kuwo lagu eedeynayo waxa loogu yeero Argagaxisada.

Saacadaha soo socda ayaa la filayaa in Cabdulqaadir Faarax Shire (Ereg) uu Warbaahinta kula hadlo hooygiisa.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO

You might also like More from author