DHAGEYSO: Xeer ilaaliyaha Jubbaland oo hal arin ka dalbaday Wasiirka Cusub Cadaalada

Xeer ilaaliyaha guud ee Dawlad Gobolleedka Jubbaland Maxamed Sheekh Cusmaan ayaa ka hadlay howlaha Garsoorka iyo sida shaqada loo dar dar geliyey.

Xeer ilaaliyaha oo ka hadlayey Munaasabad uu xilka kula wareegayey Wasiirka Cusub Cadaalada Jubbaland ayuu ka warbixiyey doorka Wasaarada looga baahan yahay dhameystirka Xabsiga dhexe Kismaayo.

Madaxweyne Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa bishii hore soo magacaabay gole wasiiro cusub kuwaas Oo hadda bilaabay inay xilalka la wareegaan si shaqada socotay ay usii dar dar geliyaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

You might also like More from author