DHAGEYSO: Xasan Sheekh “Dhalinyaradii loo qaaday Ereteria waa la iibsaday”

Madaxweynihii hore Ee Dalka Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arinta ciidamada Soomaaliyeed ee la sheegay inay ka dagaalameen Gobolka Tigray.

Xasan Sheekh oo madal lagu qabtay Muqdisho xalay ka hadlay ayaa waxa uu codsaday in Madaxda Dawlada Soomaaliya,Siyaasiyiinta iyo Kuwa Xildoonka ah ay jawaab qancisa siiyaan waalidiinta carruurtooda ka maqan nolol iyo geerina heynin meesha ay ku dambeeyeen.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

You might also like More from author