DHAGEYSO: Wariye katirsanaa Warbaahinta Dalsan oo ku geeriyooday Muqdisho

Allaha unaxariistee waxaa xalay saqdii dhexe ku geeriyooday Magaalada Muqdisho Wariye Axmed Xuseen Cadoow,oo ka mid ahaa saxafiyiinta soomaaliyeed.

Marxuumka ayaa waxa uu ka mid ahaa shaqaalaha warbaahinta Dalsan Ee Magaalada Muqdisho,iyadoo maalmihii lasoo dhaafay uu wajahayey.

Abuukar Dayax  oo ay muddo wada shaqeyn lahaayeen ayaa waxa uu inooga waramay xaalada uu kusugnaa maalmihii dambe saxafi cadoow iyo waayihiisii nololeyd wixii uu ka yaqaanay.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

You might also like More from author