DHAGEYSO: Wararkii udambeeyey Doorashada Puntland

Guddiga doorashada Puntland ayaa waxay sheegeen in si habsami leh usocoto diin waan gelinta cod bixiyeyaasha doorashada loo diyaar garoobayo qof iyo cod ee deegaanada maamulkaasi.

Deegaanada miyiga fog ah ayaana la gaarsiinayaa agabka diinwaan gelinta doorashada,si dadka ay uhelaan ilkaaniyaat-ka ay xaqa ugu leeyihiin in ay codkooda si dimoqraadiyad leh ugu dhiibtaan.

Afhayeenka Guddiga KMG Ee Doorashada Puntland C/nuur Sheekh Maxamed Isxaaq ayaa ka hadlay wacyi gelinta dadweynaha inay sii wadayaan si loo tababar siiyo.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

You might also like More from author