DHAGEYSO: Soomaaliland oo mamnuucday dabaal dega doorashada

Wasiirka Arimaha Gudaha Soomaaliland Maxamed Kaahin Axmed oo saxaafada kula hadlay Hargeysa ayaa ka digay isku soo baxa lagu taageerayo murashaxiinta guuleystay,inkastoo weli Gobolka Maroodi jeex natiijadiisa la shaacin murashaxiinta ka tartameysay.

Waxa uu sheegay wasiirku in amniga laga shaqeeyo oo rabshadaha laga faa’iideysan isku soo baxyada la sameenayo.

Dadka Siyaasada falanqeeya Arimaha Soomaaliland ayaa waxay ku tilmaameen hadalka Wasiir Kaahin mid Xisbiga uu katirsan yahay Ee Kulmiye guuldaro ka baqanayo in doorashada Golaha Wakiilada kasoo gaarto.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

You might also like More from author