Dhageyso: Shir looga hadlayey Amniga caasimada oo ka dhacay Muqdisho

Shirkaan oo ka dhacay Magaalada Muqdisho ayaa lagu taageeray Nabad gelyo ka dhacda Muqdisho iyo Go’aankii Golaha Shacabka ku laaleen Qaraarkii Muddo kordhinta Ahaa.

Odayaasha iyo Dhalinyarada ka qeyb gashay Kulankaan waxay si wadajir ah umuujiyeen sida loogu baahi badan yahay nabad gelyada ka dhacda Muqdisho.

Si kastaba kulankaan ayaa kusoo beegmaya xilli weli qeybo ka mid ah muqdisho lagu arkayo ciidamo kasoo horjeeda dawlada oo dhufeysyo ka sameystay Degmooyinka Hodan,Howlwadaag iyo Qeybo ka mid ah Xaafadaha Yaaqshiid iyo Kaaraan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA 

You might also like More from author