DHAGEYSO: Puntland Oo Ciidamo Ku Diyaarsaneysa Gobolka Sanaag

Wasiirada Amniga iyo Maaliyada Maamul Gobolleedka Puntland ayaa Kormeer ku maraya deegaanada dhaca Xuduuda Puntland la wadaagto Soomaaliland.

Cabdi Samad Maxamed Gallan oo ah Wasiirka Amniga Puntland ayaa sheegay in Gobolka Sanaag utegeen sidii ay kormeer uga sameyn lahaayeen Xaalada ka jirta Gobolka.

Wasiirka ayaa sheegay in tira koob lagu sameenayo Ciidamada iyo soo xirida Askar Tababar usocday ay Magaalada baran utegeen.

Wasiirka Maaliyada Xasan Shire Abgaal oo ku wehlinayey Wafdigaasi Wasiir Gallan waxa uu sheegay inay la kulmi doonaan inta ay joogaan Gobolka Sanaag qeybaha kala duwan Ee Bulshada.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

You might also like More from author