Dhageyso: Md Farmaajo oo ka hadlay Dhufeysyada laga sameystay Muqdisho

Inuu ka damqanayo Dhibaato dagaal oo Muqdisho ka dhacda ayuu Khudbad jeedintiisii Maanta waxa uu madaxweyne Farmaajo kula hadlay Si toos ah Dhinacyada Mucaaradka.

Qolyaha fariintaasi ku socotay waa kuwa deegaansaday Ee dhufeysyada ka sameystay Barmuuda,Siigaale ilaa Mirinaayo oo Wuqooyiga Muqdisho ah.

Waxay dhinacyadaasi ku dhawaadeen Aqalka Madaxtooyada kuwaasoo habeeno ka hor la sheegay inay Magaalada Muqdisho kula dagaalameen Ciidamada Booliska Haramacad iyo kuwa Duufaan Ee NISA Katirsan.

Madaxweyne farmaajo ayaa cod dheer ku sheegay inaysan aqbali Karin weerar Amniga lagu waxyeelo oo Caasimada ka dhaca isagoo hanjabaad udiray dhinacyada Dagaalka kala soo horjeeda.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

You might also like More from author