DHAGEYSO: Maxaabiista Ku Xiran Xabsiga B/weyne Oo Cuduro Laga Helay

Koox Dhalinyaro Dhaqaatiir ah oo baaritaano Caafimaad ka sameeyey Xabsiga Dhexe Ee Magaalada beled weyne ayaa ka hadlay Xaalada Dadka Ay Adeega baaritaan ufidiyeen.

Waxay sheegeen Dhakhaatiirta in Xanuuno kala duwan ay qabaan maxaabiista xabsiga ku xiran islamarkaana qaarkood laga helay Caabuqa Covid 19.

Xabsiga Magaalada beled weyne ayaa laga diin waan geliyey kudhawaad 5 qof oo Corono Virus-ka ku dhacay iyagoo Xiran,ayna sidaasi ku ogaadeen Baaritaanka.

Waxay geeyeen Dhakhaatiirtani xabsiga Beled weyne Agab ay ka mid yihiin Sanataariyada Gacmaha lagu dhaqdo iyo Af xirka Cudurka looga gaashaanto.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

You might also like More from author