DHAGEYSO: Maxaa Kismaayo Ka Cusub Oo Aadan Ogeyn?

Bulshada ku dhaqan Xeryaha Barakacayaasha Ee Kismaayo ayaa ka faa’iideysanaya Mashruuc Biyo dhaamin ah oo la rabo in labada bil soo socota la sameeyo.

Wasiir kuxigeenka Wasaarada Macdanta iyo Biyaha Dawlad gobolleedka Jubbaland C/rashiid Maxamed Ducaale ayaa ka waramay baahida xilligaan loo qabo in biyo dhaamintaan la sameeyo.

Qaar ka mid ah Dadka Barakacayaasha ah Ee kusugan Kismaayo ayaa waxay iyaguna ka hadleen biyo yarida ay dareemayeen muddooyinkii lasoo dhaafay iyo sida ay Mashruucaan uga faa’iideysan karaan.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

You might also like More from author