Dhageyso: Maamulka Jubbaland Oo Amaro Culus soo saaray

Agaasimaha Arimaha Diinta Maamulka Jubbaland Sheekh Cabdullaahi Maxamed Ibraahim ayaa waxa uu shaaciyey Amaro kusaabsan Bisha Ramadaan.

Waxa uu sheegay in la mamnuucay goobaha laga cunteeyo xilliga maalintii ah furnaadaan,qofkii la arka isagoo amarkaan jebiyey ayuu Agaasimuhu sheegay in tallaabo laga qaadi doono.

Ciidamada Amaanka Jubbaland ayaa la faray inay dhaqan geliyaan Awaamiirtaan si looga hortego dadka Masoomayaasha ah.

Inta badan Xilliyada Bisha Ramadaan la gaaro waxaa maamulada soo rogaan amaro kusaabsan in maqaayadaha laga cunteeyo maalintii aan la furi Karin.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

You might also like More from author