DHAGEYSO: Lafta gareen oo xabadka ugaraacday Haweenka ku jira…

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) oo xalay kulan la qaatay Ururada Haweenka Soomaaliyeed qeybahooda kala duwan oo ay Hogaaminaysay  Wasiirka  Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka DFS, Xaniifa Maxamed Ibraahim Xaabsade.

Madaxweyne Lafta gareen ayaa ballan qaaday in qoondada Haweenka ee 30% ay xaqiijin doonaan islamarkaana war murtiyeedka maanta soo baxaya lagu muujin doono.

Sikastaba Wasiir Xaniifa iyo Hogaanka Ururada Haweenka ayaa la sheegay inay maalmihii dambe kulamo gaar gaar ah la qaadanayeen Madaxda Dawlad Gobolleedyada.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

You might also like More from author