DHAGEYSO: Howlgal lagula dagaalamayo dhaca mobilada oo ka socda…

Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug Gaashaanle Sare Muumin Cabdi Shire ayaa waxa uu sheegay inay ka war hayaan dhalinyaro dhac ka geysta Magaalada Gaalkacyo Ee Gobolka Mudug.

Waxa uu sheegay in dhalinyaradaasi ay digniin udirayaan sharcigana la horkeeni doono.

Ciidamada Amaanka Puntland ayaa howlgalo amniga lagu xaqiijinayey waxay ka sameenayeen muddooyinkii dambe Gobolka Mudug.

Halkaan hoose ka dhageyso codka

You might also like More from author