DHAGEYSO: Gudoomiyaha Cusub Gobolka Sool oo Amar ku bixiyey…

Jaamac Aadan Xaaji Xuseen oo ah Gudoomiyaha Cusub Gobolka Sool Ee Maamulka Puntland ayaa xilka la wareegay isagoo sheegay inay ku dedaalayaan shaqo hufnaan iyo howsha oo la laba jibaaro.

Gudoomiye Jaamac ayaa saraakiisha qeybta Canshuurta qaadisteeda uxilsaaran ka dalbaday inay dadka unaxariistaan oo la dhaqan fiican usameeyaan si canshuurta looga qaado.

Gobolka Sool ayaa ka mid ah meelaha ugu badan ee canshuurta kasoo gala Maamul gobolleedka Puntland.

HALKAAN HOOSE KA DHAGYESO CODKA

You might also like More from author