DHAGEYSO: Galmudug Oo ku dhawaaqday Arin aad loogu baahan yahay

Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid ayaa sheegay in dhawaan lasoo magacaabi doono Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Arimaha Gudaha.

Waxa uu sheegay cali Daahir Ciid in looga fadhiyo Wasiirka imaan doono isku dumida dadka degga Galmudug oo dhab uheshiisiin uga dhex bilaabi doono.

Qaarkood dadka ku dhaqan Galmudug ayaa waxay ku dhaliileen Hogaanka Maamulkaasi in aysan wax badan ka qaban dib uheshiisiin sax ah oo bulshada loo qabtay.

Cali Daahir Ciid ayaa dhanka kale sheegay in dib loo bilaabayo dhismaha golayaasha deegaanka Galmudug.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

You might also like More from author