DHAGEYSO: Faah faahin Kulankii Rooble iyo Sheekh Shariif Yeesheen

Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa bilaabay dedaalada uu ku doonayo in Murashaxiinta madaxweynaha ee siyaasad ahaan diidanaa Doorashada kaga dhaadhiciyo isbadel ay la yimaadaan.

Rooble oo xalay afurkii kadib la kulmay Madaxweynihii hore Ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo wakiil ka ahaa Murashaxiinta Mucaaradka ayaa waxa uu kala hadlay Doorka Xukuumada ay udooneyso qabashada doorasho Hufan.

Afhayeenka Xukuumada Maxamed Ibraahim Macalimuu ayaa si kooban uga waramay waxa kasoo baxay Shirkaasi Rooble iyo Shariif dhexmaray.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

You might also like More from author