DHAGEYSO:- Dil Ka Dhacay Gobolka Sool Iyo Somaliland oo War deg deg ah ka soo saartay

Kooxo hubeysan ayaa deegaanka Gumbur Cagaare oo ka tirsan gobolka Sool waxa ay ku dileen Saddex Ruux oo  Shacab ah,waxaana Maamulka Gobolka Sool ay sheegeen in ay ku rad joogaan dadkii ka dambeeyay dilkaas.

Cabdi kheyre Dirir Gudoomiyaha Gobolka Sool ayaa sheegay in marnaba aysan aqbaleyn in Gobolka Sool ay ku dhuumaaleestaan dadkii ka dambeeyay dilka dadkaas,islamarkaana ay haatan bilaabayaan baadi goobta dadka ka dambeeyay dilka dadka Shacabka ah.

Hoos Ka Dhageyso Codka Gudoomiyaha Gudoomiyaha Gobolka Sool

You might also like More from author