DHAGEYSO: Dhibaato Jidka Laga Galo Dekada Magaalada Kismaayo

Qaar ka mid ah Shaqaalaha Dekada Kismaayo iyo Maamulka ayaa bilaabay inay xaaqaan Carro kusoo rogmatay Jidka Laga galo Dekadaasi.

Ciidaan oo kasoo gadoontay Xeebta Kismaayo ayaa waxay saameyn ku yeelatay gaadiidka Alaabaha kasoo qaada Gudha Kismaayo,waxaana Maareeyaha Dekadaasi iyo Qaar ka mid ah Dadka Howsha ku jira ay ka hadleen Culeyska Caro tuurkaasi ku heyso.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

Sidoo kale Xaafadaha ku dhaw Dekada dadka deggan ayaa dhankooda waxay ka cabanayaan carada kusoo rogmatay oo guryo dhisnaa ayaa Carada ay qarisey,dad ku dhex noolaana waa laga bad baadiyey.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

Xeebta Kismaayo ayaa Caro Maanyada kasoo gadoomeysa ay tahay mid hadda buux dhaafineysa Waddooyinka laga galo Kismaayo iyo Xaafadaha ku dhaw.

You might also like More from author