DHAGEYSO: Dad ku sumoobay Hilib ay Cuneey Gobolka Bakool

Sida ay sheegeen Maamulka Degmada Rabdhuure waxaa lala tacaalayaa dad ku sumoobay hilib geel ay cuneen.

Dadkaan ayaa la sheegay inay yihiin xoola dhaqato kuna nool baadiyaha degmadaasi.

Maxamed Kheyr Salaad Daa’uud oo ah Gudoomiyaha Degmada Rabdhuure ayaa waxa uu ka hadlay xaalada dadka ku sumoobay Hilibka ay cuneen.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

You might also like More from author