DHAGEYSO: Dabeylo ku dhuftay Xeebaha degmada Hobyo

Gudoomiye kuxigeenka degmada Hobyo, Maxamuud Maxamed Cawaale ayaa sheegay inay cabsi ka qabaan saameyn ka dhalata Dabeyl ku dhuftay Xeebaha Degmadaasi.

Waxay taasi sababtay in ay badda ushaqo tegin dadka Kasoo jalaabta Kalluunka,isagoo baaq udiray Dawlada federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Galmudug.

Xilli dabeyleedka ayaa inta badan waxay saameynta ugu badan kusoo gaartaa dadka danta yar ee ku dhaqan deegaanada xeebta ka ag dhaw.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

You might also like More from author