DHAGEYSO: Ciidamada Amniga oo saaka xiray waddooyinka qaar Muqdisho

Ardayda ka gudbeysa fasalka 8aadka ayaa saaka oo isniin ah waxay ufadhiisanayaan Imtixaanka Shahaadiga,iyadoo ardaydu udiyaar garoobeen Imtixaanka.

Agaasinka Waxbarashada Maamulka G/banaadir waxa uu waday muddooyinkii lasoo dhaafay tababar ay u sameenayeen kormeerada iyo kormeer xigeennada ka shaqeenaya imtixaanka fasalka 8-aad ee sanad dugsiyeedkaan 2020-2021.

Immmm 678x381 1
Immmm 678×381 1

Ciidamada Amaanka ayaa qaar ka mid ah waddooyinka saaka uxiray imtixaanka awgiis,sida wadada Lambar afar ilaa tarabuunka,Taleex iyo Meelo kale oo Caasimada ah.

Imtixaanka oo ay qaadeyso Waaxda Waxbarashada Gobolka banaadir ayaa ardayda waxay uqeybiyeen kaarar aqoonsi ah,iyadoo Macalimiinta ay maalmihii dambe muraajacooyin bixinayeen.

Bare Maxamed Barwaani ayaa waxa uu fariin gaar ah udiray Ardayda Dugsiga Dhexe Ka gudbeysa taas oo maanta Imtixaanka ufariisanaya.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

You might also like More from author