Dhageyso: Banaanbax ka dhan ah Farmaajo Oo xalay ka dhacay Muqdisho

Banaanbax Looga soo horjeeday muddo kororsiga loo sameeyey Hay’adaha Federaalka ayaa waxa uu xalay ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Degmooyinka Yaaqshiid iyo Kaaraan qeybo ka mid ah ayey dadyoow ka careysnaa Go’aankii Baarlamaanka labo sano ugu dareen Hay’adaha Dawlada ayaana dibad baxa dhigayey.

Waxay ku qeylinayeen erayo ka dhan Ah Madaxweyne Farmaajo iyagoo ku baaqay in Dastuurka uu ku dhaqmo.

HALKAAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA

You might also like More from author