Deni oo magacaabay wasiiro ka tirsan maamulka Puntland

War qoraal ah ka soo baxay madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa magacaabay wasiiro iyo wasiiro ku xigeen ka tirsan ka tirsan xukuumadda Maamulkaasi.

Qoraalka ayaa u qornaa sidan:-

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer Madaxweyne Lr. 003 ee 21ka January 2022 kuna magacaabid Wasiir, iyo Wasiir ku-xigeen ka tirsan Golaha Xukuumadda Puntland.

Madaxweynaha Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80aad faqradiisa 5aad.

Marku arkay: Aqoontooda, kartidooda iyo Waayo-aragnimadooda shaqo.

You might also like More from author