Deni oo magacaabay Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada puntland

Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Xeer Madaxweyne ku magacaabay  Taliyaha Ciidanka Madaxtooyada puntland

Qoraalka hoose Akhri.

Madaxweynaha Dowladda Puntland

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland Qodobkiisa 80-aad.

Markuu arkay: Aqoontiisa, kartidiisa iyo waayo aragnimadiisa Ciidanimo

Markuu la tashaday: Madaxweyne Ku-xigeenka Dowladda Puntland

You might also like More from author