DEGDEG: Qarax Gaari oo ka dhacay Magaalada Muqdisho & Wararkii ugu danbeeyay..

Gaari lagu soo xiray waxyaabaha qarxa ayaa goor dhoweyd ku qarxay magaalada Muqdisho, sida ay sheegayaan wararkii ugu danbeeyay ee caasimadda dalka.

Qaraxan ayaa ka dhacay Wadadda Maka Almukarama ee mashquulka badan, gaar ahaan Banaadir Plaza ee u dhow Jidka Shaqaalaha, wuxuuna qabsadan Gaari nooca NISSAN SURF ah la sheegay in lagu xiray miino, ku kaasoo qarxay, kadibna uu dab qabsaday. Lama sheegin cid wax ku noqotay, waxaana wararkii ugu danbeeyay ay sheegayaan in ciidamada amniga ay kaxeysteen ninkii waday Gaariga si su’aalo loo weydiiyo.

Image may contain: one or more people, sky, tree and outdoor

lasoco wixii ka so kordha

You might also like More from author