DEGDEG: DHAGEYSIGA DACWADDA BADDA SOOMAALIYA IYO KENYA OO GOOR DHAW LA BILAABAY

Magaalada Hague ee Dalka Holland waxaa hadda ka bilowday dhageysiga gal dacwadeed ka badda ee Soomaliya iyo Kenya u dhaxeysa.

Garabka Kenya ayaa ka maqan goobta inkastoo qareenada matalaya dalkeena Soomaaliya ay xaadir ku yihiin goobta.

maxkamadda a

yaa go’aan ka qaadatay kiiska dhageysigiisa maadaama ay Kenya mar afaraad codsatay in dibloodhigo qaadista dacwadda oo maata ku beegan 15/3/2021.

Kala soco warbaahinta Xamar Post  wixii kusoo kordha dhageysi dacwadda badda ee Soomaaliya iyo Kenya ee maxkamadda caalamiga ICJ.

BY : MOHAMED YAHYE JINOW

You might also like More from author