DEGDEG: Ciidanka Dowlada oo inta Badan la Wareegay Magaalada Guriceel.

Ciidamada Huwanta ah ee Dowlada Soomaaliya iyo kuwa Galmudug ayaa inta badan la wareegay Magaalada Guraceel  sida ay ku waramayaan Dadka Fara ku Tiriska ah ee ku hayaray Magaalada Guriceel.

Dhanka Koofureed ee Magaalada yaa waxaa la wareegay Ciidamada Galmudug halka dhanka Waqooyi ay qabsadeen Ciidamada Dowlada Soomaaliya oo taageero siinaya Maamulka Gal mudug.

Ciidamada Ahlu Suna ayaa la sheegayaa in ay ku Sugan yihiin Garoonka Guriceel halkaas oo dagaalka Xoogiisu uu ka socda.

Weli makala cado Dagaalka qasaaraha ka dhashay inta uu gaarsiisan yahya.

W/Q: MOHAMED YAHYE JINOW

You might also like More from author