DegDeg: Ahlu Suna oo Sibuuxda looga Qabsady Magaalada Guriceel.

Sida ay kusoo Waramayaan Goobjoogayaal ku sugan Magaalada Guriceel waxaa si buuxda loogala Wareegay  Cidamada Ahlu Suna Gacan ku heynta Magaalada Guriceel.

Ciidamada Dowlada oo ay Garbinayaan Kuwa Galmudug ayaa la xaqiijiyey in ay la wareegeen inta badan Magaalada inkasto la filan karo dagaal kale oo horleh. Saaka waaberigii horaa ayaa Dagaalka dib u bilowday iyadoo xalay Ahlu suna ay Dib u qabsatay Saldhiga iyo xarunta Degmada Guriceel.

Qasaaro Dhimasho ayaa jira inkastoo aan la xaqiijin karin inta ay dhimashu la egtahay.

W/Q: MOHAMED YAHYE JINOW

 

 

You might also like More from author