DEG DEG- Xildhibaan Mahad Salaad”Dalkaaga iyo dadkaaga marka aad dambi ka gasho xitaa diyaaraduhu waa ka cararayaan in ay ku qaadaan. Fahad

Cildhibaan Mahad Salaad oo ka  mid ah Baarlamaanka Soomaliya oo ka dhamaaday mudo xileedkooda ayaa ka hadlay diyaarada laga celiyay Fajad Yaasiin oo dalka jabuuti lagu haliyay

Mahad Salaad ayaa yiri” Dalkaaga iyo dadkaaga marka aad dambi ka gasho xitaa diyaaraduhu waa ka cararayaan in ay ku qaadaan. Fahad ayaa saakay diyaarada Turkish Airline isaga dejisay garoonka diyaaradaha dalka Jabouti. Hadana Qatar Airline ayuu ku rooray iyadana raali ahow ayay ku tiri.

“Wax badan ayuu diyaarado dad kala degay ee bal dayaay dambiilihii wakaa, sii dabayshadaye”

You might also like More from author