DEG DEG:-Xasan Iidow Muxumad oo ku guuleystay in uu noqdo sanator.

Xasan Iidow Muxumad ayaa ku guuleystay in uu noqdo sanator ka 6aad ee ka imaanaya dowlad goboleedka Hir-shabeelle kana mid noqonaya barlamaanka 11aad ee dalka.

Sanator Xasan oo la tartamay Cabdinuur Fareey kadib markii uu tanaasulay Cismaan axmed Macow oo kursigaan hore ugu fadhiyay.

Labadaan masuul ayaa kala helay codadka kala ah Cabdinuur Ibraahim Faray waxaa uu helay 22 cod halka Xasan oo guuleystay uu helat 69 cod.

You might also like More from author