DEG DEG- Wasiirka Waxbarashada XFS oo Furay kulanka dib-u-eegista waxbarashada Soomaaliy

Wasiirka Waxbarashada JFS ayaa furay kulanka 6aad ee dib-u-eegista waxbarashada Soomaaliya, kaas oo socon doona muddo labo maalin ah. Kulankan ayaa waxaa ka soo qayb galay dhammaan Wasiirada Waxbarashada ee Dawlad Goboleedyda Dalka

kulankaan ayaa soconaya 2 Maalin,iyadoo laga soo saarayo marka uu soo idlaado War saxaafadeed ku xusin Muhiimada Kulankan

You might also like More from author