DEG DEG:- Wasiirka Cusub ee Amniga oo qoyska Ikraan Tahliil u fasaxay in ay dhigan karaan Banaanbax

Wasiirka Cusub ee Amniga Cabdullahi Nuur ayaa qoyska ikraan Tahliil la kulmay, Isagoona u fasaxay in banaannax gabadhooda cadaalad loogu raadinayo ay dhigan karaan

Horay laamaha Amniga ee DFS  ayaa dad banaanbax cadalaad loogu raadinayay ikraan kala eryay sidoo kalna xavsiga dhigay dadkii dibad baxayay

Talaabada uu qaaday WSiir Cavdullahi Maxamed Nuur ayaa la ogeyn in ay noqon doonto mid hirgali doonto iyo inkale.

Waxaa la ogsoon yahay in dalka uu ku jiro xaalad siyaasadeed Sidoo kalna Wasiirka Amarka bixinayo usan aqoonsaneyn Farmaajo

You might also like More from author