DEG DEG- Senatar Muuse Suudi oo ku soo baxay doorahsada aqalka sare iyo Rasaas ka dhaceeysa Jowhar iyo Muqdisho

Seneator Muuse Suudi Yalaxoow ayaa mar kale la doortay, isaga oo ka mid noqonaya Senatarada Aqalka Sare. oo uu horay uga mid ahaa.

waxa uu helay codod ka badan Murashaxii la tartamayay oo ay ka mid ahayen Cllahi sheekh Xasan iyo Axmed Daaci

Sidoo kale markii lagu dhawaaqay guusja Muuse Suudi lagu dhawaaqay waxaa ka bilaawday Rasaas loogu dabaal dagayay  Jowhar iyo Muqdisho

Ciidama ku faraxsan Guusha Senatar Muuse Suudi ayaa wali Magaalooyinkaan ka ridaya Rasaas xoogan

Muuse oo ka hadlay dorashadii uu ku soo baxay ayaa yiri” Waxaan ku faraxsanahay in aan kursiga la igu siin malxiis.

Dhinaca Kale Axmed Daaci oo Muuse la tartamay aya ayiri” Xildhibaanadii lacagta iga qaatay waa mid inoo taalaa, Lacagtii siyaasdda iiga baxday waxba uma arko.

You might also like More from author