DEG DEG-Raysalwasaare Rooble oo guddoomiyay shirka tiirka Arrimaha Bulshada.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka tiirka Arrimaha Bulshada oo looga hadlay mashaariicda lagu horumarinayo arrimaha bulshada, iyadoo lagu soo bandhigay qorshaha la tacaalidda isbeddelka cimilada iyo dhismaha xarunta Qaran ee gurmadka deg degga ah.

Shirka waxaa fahdiyay Wasiiro Katotsan XFS gara ahaan wasiirkA gargaarka Khadiino Maxamed Diiriye.

waxaa ay halkaasi ka balan qaaday fulinta howlaha lagu hormarinayo Mashaariicda

You might also like More from author