DEG DEG:- Ra’iisul Wasaaraha XFS oo xafiiskiisa ku qaabilay safiirka UK ee Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Mohamed Hussein Roble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka UK ee Soomaaliya KFosterFCDO oo ay ka wada hadleen xiriirka labada dal iyo habsami u socodka iyo amniga doorashooyinka dalka ee uu hormuudka ka yahay Ra’iisul Wasaaruhu.

Kulanka ayaa Ra’iisul Wasaaraha waxaa kala qeyb galay Wasiirka cusub ee Amniga Mudane Abdullahi Mohamed Nur iyo Abdi Diirshe la Taliyaha Amniga ee RW Roble.

You might also like More from author