DEG DEG- Ra’iisul Wasaaraha XFS oo ka digay isku day kasta oo lagu joojin karo Maxkamadeynta eseysanayaasha Kiiska Ikran Tahliil

Ra’iisul Wasaaraha XFS waxa uu ka digayaa isku day kasta oo lagu marin habaabinayo Kiiska Ikraan Tahliil.

Sidoo kale Ra’iisul Wasaaruhu wax uu farayaa Taliyayaasha Ciidamada Qalabka Sida in ay ka fogaadaan talaabo kasta oo wax u dhimi karta sumcadda ciidamada, dhaawicina karta kalsooni shacabka Soomaaliyeed .

You might also like More from author