DEG DEG: Ra’iisul wasaaraha Itoobiya oo soo gaaray Magaalada Muqdisho

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa goordhow soo gaaray Magaalada Muqdisho.

Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ayaa waxaa kusoo dhaweeyay Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Waxaa lagu waddaa in loo soo galbiyo xarunta Madaxtooyadda Soomaaliya,halkaasi oo kulamo kala duwan kula qaadan doono Madaxda Qaranka.

You might also like More from author