DEG DEG:-Qarax ka dhashay dhimasho iyo dhaawac oo muqdisho ka dhacay

Qaraxa ka dhacay xaafada Gubta ee Degmada Dayniile waxaa ku dhintay 3Askari iyo 1Qof oo shacab ah

qaraxa waxa uu ahaa miino haleyshay Gaari Spacio oo ay wateen Akar dowlada katirsan

Maamulka Degmada Daniile wax faafahin ah wali kama aysan bixin,Wixii ka soo kordha XamarPoat ayaa kala socon doontaan Insha allah

You might also like More from author